Wiilal iyo Gabdho wax bartay oo kamid noqday Booliiska Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta tababar usoo xiray dufcadii 4-aad oo Ciidamo Boolis ah kuwaasi oo muddo Lix bilood ah tababar ku qaatay Dugsiga tababarka Ciidamada ee Xorgoble. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u hambalyeeyay Ciidamada maanta tababarka dhameystay, waxaana uu kula dardaarmay in dalkooda iyo dadkooda … Continue reading Wiilal iyo Gabdho wax bartay oo kamid noqday Booliiska Puntland (Sawirro)